taariikhda web shabaabalsoomaal

استعرض الموضوع السابق استعرض الموضوع التالي اذهب الى الأسفل

sidee ayaad u aragtaa webka shabaabalsoomaal?

50% 50% 
[ 3 ]
33% 33% 
[ 2 ]
0% 0% 
[ 0 ]
16% 16% 
[ 1 ]
 
مجموع عدد الأصوات : 6

icon 6 taariikhda web shabaabalsoomaal

مُساهمة من طرف Admin في الخميس فبراير 22, 2007 11:37 pm

cheers rendeer alien Sleep Arrow I love you I love you





markahore waad salaamantiin dhalin yarada soo maaliyeed ee nagala soo
qaybgashay muntadaha shabaabalsoomaal iyo ku aan wali nagala soo qaybgalin ee xiisaynaya in ay nagala soo qaybgalaan in aan wax yar idiinka sheego xilgii la aasaasay muntadaha shabaab alsoomaal...waxa laa aasaasay muntada shabaabalsoomaal markii ay taariikhdu ahayd

waxaan aasaasay dhalinyaro soomaaliyeed ku nool wadanka YENEN gaar ahaana magaalada TA'IZ..u jeedaduna waxay ahayd in aya is ku keenaan dhalinyarada soomaaliyeed ee ku hadasha luuqadaha kala duwan oo way is ku gukeenaan 2 luuqadood ee carabiga iyo afsoomaaliga in kasta oo aan wali la samayn qaybta english ta iyadoo aan hada baahi taas loo qabin oo cid doonaysa aanan wali arag..marka waxaan u malaunayaa in ay aad fahmi kartaan u jeedada iyo sababta hadii aad wax fikrada haysid waad noo soo gudbin kartaa..
waanad mahad santiin:cheers: cheers cheers


والتحيات منى
تحياتى منى
مديرالعام منتديات شباب الصـــومال




Admin
مدير العام
مدير العام

الجنس:ذكر
عدد المساهمات : 89
سجّل في : 13 فبراير 2007

الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل

رد: taariikhda web shabaabalsoomaal

مُساهمة من طرف axlaam في الإثنين يونيو 11, 2007 7:35 pm

marka hore waad salaamantihiin marka xigta waxaan idin weydiinayaa waxaa layiri muntadaa shabaab soomaal waa maxay jinsiyadaha kala duwan ee ku jira soomaalida sida masriga iyo iraaqiga iyo yeminiga waxaa rabaa inaad iiga soo jawaabtiin waadna mahadsantihiin dhalinyarada

axlaam

الجنس:انثىالميزانالقط
عدد المساهمات : 13
سجّل في : 30 أبريل 2007
العمر : 21

الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل

رد: taariikhda web shabaabalsoomaal

مُساهمة من طرف axlaam في الأربعاء يونيو 13, 2007 10:24 am

waxalakaladhaha magac yadooda hadee aaneden shigo

axlaam

الجنس:انثىالميزانالقط
عدد المساهمات : 13
سجّل في : 30 أبريل 2007
العمر : 21

الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل

رد: taariikhda web shabaabalsoomaal

مُساهمة من طرف moustapha في الأربعاء يونيو 13, 2007 9:39 pm

waad salaamantiin dhamaan ..marka hore hadaan is ku dayo in aan ka jawaabo su'aashaada waxay ila tahay hadii aad ogaatid magacyadooda waad la xidhiidhi kartaa iyaga ,,,,,,,,,,


laakiin waxaan ku waydiiyay adiga magacaagaa

lol lol lol lol


thak u
تحياتى منى لكم
MOUSTAPHA مشرف عام





moustapha
مشرف عام
مشرف عام

الجنس:ذكرالعقربالثور
عدد المساهمات : 131
سجّل في : 15 فبراير 2007
العمر : 22

الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل

رد: taariikhda web shabaabalsoomaal

مُساهمة من طرف axlaam في الإثنين يونيو 18, 2007 10:29 am

Shocked
[size=24][size=29[color=magenta]]
[/[/color]size][/size]marka hore salamo calekom codse idenkuu raliega ah waxan raba inan koso beero marar badan ayan isko dayay weye soda galiweday mrka waxan edenka codsanayaa inad barnamijka ego dar tii seaan shabab ka ogala qeeb qato inshaalah

axlaam

الجنس:انثىالميزانالقط
عدد المساهمات : 13
سجّل في : 30 أبريل 2007
العمر : 21

الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل

رد: taariikhda web shabaabalsoomaal

مُساهمة من طرف Admin في الإثنين يونيو 18, 2007 9:01 pm

marka hore waad salaamantiid dhamaan ..AXLAAM
marka hore waad ku mahadsantay in aad nagala soo qaybgashid ..marka xigta waxay ila tahay in aad hadaba naga mid tahay .oo aad wixiiaad rabtid noo soo gudbin kartid .. hadii aad wax faafaahina oo intaa dheer aad u baahantay nagala soo xidhiidh emailkan


shabaabalsomal@hotmail.com

WAAD MAHADSANTAY
تحياتى منى
مديرالعام منتديات شباب الصـــومال




Admin
مدير العام
مدير العام

الجنس:ذكر
عدد المساهمات : 89
سجّل في : 13 فبراير 2007

الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل

استعرض الموضوع السابق استعرض الموضوع التالي الرجوع الى أعلى الصفحة


صلاحيات هذا المنتدى:
لاتستطيع الرد على المواضيع في هذا المنتدى