sidii aad u isticmaali lahayd web ka

استعرض الموضوع السابق استعرض الموضوع التالي اذهب الى الأسفل

icon 4 sidii aad u isticmaali lahayd web ka

مُساهمة من طرف Admin في الخميس فبراير 15, 2007 10:58 pm

lol! lol! lol! lol! lol!
marka hore waad salaamantiin .
salaan ka dib waxaan jeclaaday in aan idiin sheego habka aad u isticmaali lahayd webka ama meesha aad ka gali lahayd.
1: markahore waxaad ku dhufataa halka ay ku qorantay calaamad guriga oo kale ah---
ka dibna waxaad arki doontaa qaybaha uu ka kooban yahay web ku .

2 : waxaad gelaysaa halka ay ku qorantay (دخول) waa hadii aad hore is ku qortay hadii aanad wali is qorina waxaad gelaysaa (التسجيل) kadib ayaad gali kartaa (دخول) ........................

hadii aanad qornayna waad is qoraysaa marka hore kadib ayaad samaynaysaa talaabooyinkaas oo aadgali kartaa

wixii faahfaahina kala soo xidhiidh admin ka is gaa ku fahansiin doona ,,, waxaanad kala soo xidhiidhi kartaa emailka
[email]shabaabalsoomaal@hotmail.com[/email]

waad mahad santiin

cheers cheers cheers cheers cheers






Admin
مدير العام
مدير العام

الجنس:ذكر
عدد المساهمات : 89
سجّل في : 13 فبراير 2007

الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل

استعرض الموضوع السابق استعرض الموضوع التالي الرجوع الى أعلى الصفحة


صلاحيات هذا المنتدى:
لاتستطيع الرد على المواضيع في هذا المنتدى